Boqolaal qof oo ka mid ah taageerasyaasha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE, ayaa shalay isu soo bax ballaadhan ka dhigay barxadda hore ee xarunta dhexe ee xisbiga ee magaalada Hargaysa.
Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE, ayaa xukuumadda Madaxweyne Rayaale ku eedeeyey tan iyo markii ay xukunka dalka qabsatay ay caadaysatay falal daan-daansi iyo cadow tinimo ah oo lagu hagardaamaynayo m