Kooxda Shego Band ayaa ka qayb gashay bandhig faneed balaadhan oo sanadkasta lagu qabto Wadanka Jabuuti. Bandhigan oo ay ka soo qayb galaan kooxo badan oo ka kala socda qaarada Afrika ayaa mudo todobaad ah ka socday Guriga Umada ee magaalada Jabuuti.