
The shining star of Djibouti Cawaleh Aden oo amanayaa casimada dalkeena Hargeisa (Caasimada Suugaanta iyo hal abuurka Soomaliyeed)
Cawaale oo ah fanaan da' yar oo ilaahay haybad codeed siiyay ayaa xagaagii dhamaaday soo gaadhay magaalada hargeysa si uu halkaa uga dhigo bandhig faneed iyo si uu sidii caadadaba ahayd eefanaaniin badan oo fanka tiigsanayaa ay magaalada hargaysa ugu samayn jireen korodhsiga, kartidooda iyo aqoontooda faneed uu uga dab qaato.
Hargues..Bacda Salan..Cammo...No Doubt..Hargaysa Is Gonan B Da Commercial Capital of Geeska Afrika..U just Digg My wordz..N ..Avry Nikka Is gonna Buzz Around ..Like A Bee To a Honey Hive..Inshallah..Count da Dayz...Dat day aint Far..Ameen...