
Islamka iyo aragtida abuurta bini aadanka iyo ujeedada laga leeyahay. Waa maxay aragtida Islamku uu ka bixiyay iinsanka iyo qadiyada ku salaysan.
Sheeku waxa uu aragtida islaamka garab dhigayaa aragtiyaha ay ka bixiyeen aqoonyahanada filesofiga iyo cilmi nafsiga ku takhasusay iyo aragtida qotada dheer ee ay diintu inoo sheegtay.