Heesta Todobaadkan: Balanbaalis by X.A.Samatar

Heesta Todobaadkan: Balanbaalis by X.A.Samatar

Qaybta nasashada waxaanu idiinku soo bandhigaynaa heesta Balanbaalis qalima leh. Waa xuskii 18 may meeshuna waa Kanada Fanaankuna waa xidigii waynaa Xasan Adan Samatar.