music clip

Meet SABA a coctail; Somali culture, Ethipian and Italian

Meet SABA a coctail; Somali culture, Ethipian and Italian

Born in Mogadishu to an Italian father and Ethiopian mother,
Saba has come to represent the meeting of African and European
cultures: as an actress she starred in a long-running TV
drama, playing the role of a policewoman fighting against the
prejudice of her colleagues, while dealing with issues such as
illegal immigration from Africa. On Jidka (The Line), her
musical debut, she explores the divide between Somalia and
Italy with a rare sensitivity and gentle humour; mixing
acoustic guitars and koras with traditional African beats and
contemporary percussion. The result reflects both one woman's
search for her identity and what it means to be alive in the
21 st century, when so many people live in more than one
culture.

Aptidon Issa - Gheel aan na Dhagan (2006 Dugsi album)

Aptidon Issa - Gheel aan na Dhagan (2006 Dugsi album)

The song of this weekend

Special week for Aptidon.

Dear Somalilandtalk friends let me introduce you a upcoming star of Djibouti. He is singing something that SYMBOLISE our CULTURE. Paris got La Tour Eiffel, London got Big Ben and WE got Gheel........

Ismoog by Awale 2007 (the new Djiboutian star)

Cawaleh - Hargeysaay ma Nabad Baa

Cawaleh - Hargeysaay ma Nabad Baa

The shining star of Djibouti Cawaleh Aden oo amanayaa casimada dalkeena Hargeisa (Caasimada Suugaanta iyo hal abuurka Soomaliyeed)

Shego Band In Djibouti Live on Stage

Shego Band In Djibouti Live on Stage

Kooxda Shego Band ayaa ka qayb gashay bandhig faneed balaadhan oo sanadkasta lagu qabto Wadanka Jabuuti. Bandhigan oo ay ka soo qayb galaan kooxo badan oo ka kala socda qaarada Afrika ayaa mudo todobaad ah ka socday Guriga Umada ee magaalada Jabuuti.

Somali song (Sayla by H. A. Samatar)

Somali song (Sayla by H. A. Samatar)

Sayla waa mid ka mida heesa Somalida kuwa loogu jecelyahay, gaar ahaan marka laga eego dhinaca midhaha oo abwaanka Xasan Ganay uu si wayn ugu muujiyay aqoonta uu u leeyahay dhaqanka miyega ee soomalida iyo bilicda iyo quruxda uu deegaankaasi samayn karo xiliga barwaaqada.

SNM Patriots Song

Heesta Todobaadkan: Balanbaalis by X.A.Samatar

Heesta Todobaadkan: Balanbaalis by X.A.Samatar

Qaybta nasashada waxaanu idiinku soo bandhigaynaa heesta Balanbaalis qalima leh. Waa xuskii 18 may meeshuna waa Kanada Fanaankuna waa xidigii waynaa Xasan Adan Samatar.

Saynab Cige

Saynab Cige

Classic somali song by Kinsi X. Adan

Classic somali song by Kinsi X. Adan

Todobaadkan waxaanu soo bandhigi doonaa fankii fanaanad caanka ah ee Kinsi Xaaji Aadan., heesaheega iyo taariikhdeeda.

Waxaan wax yar ka taatabanaynaan Tariikh nololeedkii fanaanda wayn ee somaliyeed Kinsi Xaaji aadan oo ku magac dheerayd (Caqaarta) kinsi la ma soo koobi karo taariikhdii dhex martay iyada iyo fanka  lakiin waxaan is ku  deyayaa in aan ka soo xogto wax yar.