Documentary

University of Hargeisa

University of Hargeisa

Muuqaal Video oo muujinaya horumarka iyo isbadalka Jaamacada Hargaysa.
Jamacada Hargaysa oo la bilaabay sanadkii 2000 waxa ay ka mid tahay sadex jamacadood oo ka hana qaaday wadanka Somaliland kuwaas oo u noqday meel ay soo higsadaan kumaankumka arday ee sanadwalba ka soo qalin jabiya waxbarashada dugsiyada sare.

Talking with Tatchell: Somaliland - Africa's success story

Talking with Tatchell: Somaliland - Africa's success story

Peter Tatchell hosts a weekly show on 18 Doughty Street called Talking With Tatchell. In this episode his guests share experiences from Somaliland.

Somaliland is an African and Muslim nation that is embracing peace,democracy, human rights and economic development.

Somaliland leaves Somalis in limbo

By Mohammed Adow, in Hargeysa, Somaliland

Somaliland's disputed independence has left hundreds of Somalis ineligible for UN aid and unrecognised by Somaliland's government.

Hundreds of Somalis fled recent fighting in Mogadishu, the Somali capital, taking shelter in the relative safety of Somaliland.

Economic success in Somaliland

Economic success in Somaliland

Al Jazeera's Mohammed Adow reports from the breakaway territory of Somaliland, finding that stability has built a strong economy.

Somaliland booms.

On the dusty streets of the market place in the Hargeisa, the capital, goods are displayed.

Halkan Ka Daawo Muuqaalo Taariikhiya

Halkan Ka Daawo Muuqaalo Taariikhiya

Xuska Sannadguurada 26-naad Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaskii Ururka SNM

Maanta oo ay taariikhdu tahay 6 April 2007, waxa ay ku beegan tahay sannad-guuradii 26aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ururka SNM oo ku aaddanayd 6-dii April 1981-kii, xilligaas oo lagaga dhawaaqay dalka Ingiriiska.

War between Somalia and eth 1977-78

Short Version

Maxaa Lagu Xusuusan Doonaa Maxkamadaha Muqdisho

Daawo Filinkan qiimaha leh ee ay Al-jazira Xamar ka soo duubtay wakhtigii ay MMI ay ka talinayeen magaalada iyo isbadalkii waynaa ee ay ku sameeyeen mudaddii gaabnayd. Waxa kale oo aad filinkan ka arki doontaa qaybo badan oo Muqdisho ah oo aad si wayn ula yaabi doontid, burburka iyo baaba' a ku dhacay. In kasta oo xaalada uu filinkani ka hadlayaa ay dhamaanteed is badashay hadana waxaan filayaa inuu qayb ka qaadan doono aragtida aad ku xusuusan doontid maamulkaa mudada yar soo maray iyo su' aasha sida ay u sii wadi karaan qoladan cusub ee hada la wareegtay.

Nigerian Scam

Nigerian Scam

Ma kuu soo dhacdaa sida inta badanba dadka e-mailada isticmaala haysata, waraaq laguugu sheegayo in laguu hayo lacag malaayiin doolar ah.
Ma laguu sheegaa mararka qaarkood inaad ku guulaysatay lacag. Waraaqaha kuu soo dhacaa ma u eegyahiin kuwo si quruxbadan oo ixtiraam leh looga soo shaqeeyay.

sheikh secodary school

sheikh secodary school