Telefishinka Jabuuti ayaa soo diyaariyay baraamish suugaaneed aad u xiiso badan oo ay waraysi kula yeesheen abwaanka da'da yar ee Yuusuf-Shaacir
Yuusuf Cismaan Cabdulle (Shaacir) wuxuu ka mid yahay da' yarta leh hibada hal-abuurnimo. Yusuf oo ah jiilka soo kacaya kuwa suugaantooda loogu jecelyahay, waxa uu kasokow hal abuurka isku taxalujiyaa soo ururinta taariikh dhaqameedkii iyo suugaantii hore.
Halkan ka daawo qudbad dhinacyo badan taabanaysa oo uu gudoomiya ururka siyaasiga ah ee Qaran Dr. Gaboose uu tilifishinka uga baahiyay shacbi waynaha reer Somaliland.
Dr. Gaboose waxa uu si balaadhan ugagahadlay qudbadiisan khaladaadka muuqda ee ay dawladu ka gashay dastuurka dalka u yaala mudadii 5 sano ahayd ee ay xila haysay.
Somali tv program /documentary
[b]Part 1[/b]
Somali video film about poets/ filim ka hadlaya suugaanta somalida gaar ahaan taxanahii siinlayda iyo deelayda.